Maxaas(Halgan.online) libaan qoono ayaa barta Facebook iyo Halgan.online ku qoray
Liban qoono ayaa yiri xogtii uggu dambeysay hishiiska hordhaca ah ee Madaxweyne Hassan iyo Beelaha Xawaadle.
1: Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud iyo Ali Jeyte oo hishiis sax ah uu dhax marray balse Ali Jeyte wali muusan sheeggin hishiiska dhax marray Asaga iyo Madaxweyne Hassan Sheikh .
2: Odey dhaqameedkii kullan-ka saacadaha qaatay la yeeshay Madaxweyne Hassan innuu ku yirri hiiraan State meel aan geeyo ma’aan waanna lagga qurux baddan yahay been inaan idiin sheego
3: Ciidan macawisleey ah oo aad u baddan in Sumadda Ciidan-ka Qaran-ka lasiiyo Ali Jeytanna lagga aqballay Ciidan uu rabbay in lagga dhigo saraakiil Xidigle labba Xigle Dhamme Gashaanle Gashaanle dhexe Gorneyl iyo Janan.
4: Illaa hadda laguma hishiin ka qeyb galka Dagaalka laggu ciribtiraayo Argigixisadda arxanka darran ee Al-shabaab manna jirta Masuul dhihi karra anagga iyo Madaxweyne Hassan Sheikh waan ku hishiinay ka qeyb galka Dagaalka .
Wali waxaa socda shirar u dhaxeeya madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud iyo Masuuliyiinta hadanna waxaa socda Shir u dhaxeeya madaxweyne Hassan Sheikh iyo Madaxweyne ku-xigeynka Hirshabelle Yousuf Ahmed Hagar.
By liban qoono
waxii warar ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka Halgan.online