What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » Xiddig U Ciyaara Arsenal Oo Mikel Arteta U Sheegay Booska Uu Jecelyahay In Uu Ka Ciyaaro.
    Sports

    Xiddig U Ciyaara Arsenal Oo Mikel Arteta U Sheegay Booska Uu Jecelyahay In Uu Ka Ciyaaro.

    halganonlineBy halganonlineNovember 16, 2023No Comments2 Mins Read

    Leandro Trossard ayaa sheegay inuusan waxba ka qabin booska uu ka ciyaaro laakiin wuxuu u sheegay Mikel Arteta inuu aad ugu diyaarsan yahay inuu noqdo halista ugu weyn ee goolka Arsenal.

    Kadib markii uu Brighton kaga soo biiray suuqii January, Trossard ayaa saamayn weyn ku yeeshay Arsenal isaga oo dhaliyay 7 gool 12 kalena caawiye ka noqday 36 kulan oo uu ciyaaray.

    Xiddiga ayaa loo keenay in uu la tartamo xiddigaha garbaha ee Martinelli iyo Saka sidoo kale xiddiga ayaa ka ciyaari kara weerarka tooska ah marar badan ayuuna ka ciyaaray.

    Dhawrkii kulan ee ugu dambeeyay, Trosaard ayaa ka ciyaaray weerarka tooska ah isaga oo buuxiyay Booska Jesus iyo Nketiah waxana uu kooxdiisa u dhaliyay goolal muhiim ah.

    Waxa jira muran ka taagan booskiisa ugu fiican ee ciyaarta iyo waliba in ay tahay in uu xiddigu ka horeeyo xiddigaha Jesus iyo Nketiah booska weerarka kooxda.

    Trossard ayaa ku faraxsan in uu kooxda caawiyo haatan laakiin ay ujeedadiisa ugu weyn tahay in uu shabaqa soo taabto mar walba.

    Mar la waydiiyay booska uu jecelyahay in uu ka ciyaaro ayuu yidhi”Taasi waa su’aal adag”.

    “Waxba kama abo in aan ka ciyaaro boosaska oo dhan, weerarka tooska ah iyo garbaha xitaa khadka dhexe ee weerarka sidaas darteed jawaabtu waa taas”ayuu sii raaciyay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleXASAASI: Sir Jim Ratcliffe Oo Man United Ka Hor Istaagi Kara Champions League Xitaa Hadii Ay U Soo Baxdo Tartanka, Sabab.
    Next Article Qaramada Midoobay oo ka digtay musiibo cusub oo ku soo fool leh marinka Gaza

    Related Posts

    Waa Sidee Tartanka Gooldhalinta Is Reeb-Reeb Koobka Euro 2024.

    November 19, 2023

    WAALI: France Oo Ku Badisay 14 Gool, Sidee Ayay Wax U Jiraan

    November 19, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.