Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Hirshabelle ayaa loogu magacaabay Isuduwaha wasaarada ganacsiga gobolka Sh/dhexe Cumar Xaaji Maxamed Cismaan.
Mas’uulka xilkan cusub loo magacaabay Cumar Xaaji Maxamed ayaa hore xilal kala duwan uga soo qabtay Maamulka Hirshabelle.