What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » WARBIXIN: 7 Xiddig Oo Halis Ugu Jira In Ay Seegaan Kulanka Adag Ee El Clasico.
    Sports

    WARBIXIN: 7 Xiddig Oo Halis Ugu Jira In Ay Seegaan Kulanka Adag Ee El Clasico.

    halganonlineBy halganonlineOctober 18, 2023No Comments2 Mins Read

    Real Madrid ayaa la ciyaari doonta Barcelona kadib fasaxa xulalka kulan aad u xamaasad badan oo labada kooxood dhexmari doona.

    Real Madrid ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo waqti dheer ah oo soo gaaray labo ka mid ah ciyaartoydeeda muhiimka ah, sida Thibaut Courtois iyo daafaca dhexe ee Eder Militao, waana kooxda FC Barcelona oo ay ka cabanayaan maqnaanshooyin xiriir ah, kuwaasoo aan sidii la rabay u xumaan.

    Labada xiddig ee Real Madrid ka maqan ee aan kor ku xusnay ayaa halis ugu jira in ay seegaan kulankii ugu horeeyay ee lagu ciyaari doono Real Madrid ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo waqti dheer ah oo soo gaaray labo ka mid ah ciyaartoydeeda muhiimka ah, sida Thibaut Courtois iyo daafaca dhexe ee Eder Militao, waana kooxda FC Barcelona oo ay ka cabanayaan maqnaanshooyin xiriir ah, kuwaasoo aan sidii la rabay u xumaan.

    Warbixinta waxan ku soo bandhigi doonaa Liiska xiddigaha halista ugu jira in ay ka maqnaadaan El Clásico:

    1- Robert Lewandowski

    Laacibka ayaa dhaawac ka soo gaaray kulankii Porto, waxaana uu seegi doonaa kulamada soo socda ee kooxda reer Catalonia, waxaana shaki laga muujinayaa taam ahaanshihiisa kulanka El Clasico.

    2-Rafinha

    Laacibka reer Brazil ayuu dhaawac ka soo gaaray kulankii Seville oo ka soo gaaray muruqa, bowdada midig, ilaa hadda taam ahaanshihiisa kulanka shaki ayaa ku jira.

    3- De Jong

    Laacibka reer Holland ayaa mudadan ka maqnaan doona Barcelona kadib markii uu dhaawac ka soo gaaray canqowga midig waxana ay u badantahay in uu seego kulanka.

    4-Pedri

    Laacibka ayaa ka cabanaya dhaawac ka soo gaaray muruqa bowdada midig, taasoo ka dhigeysa inuu ka maqan yahay kooxda Xavi Hernandez, laakiin waxaa la filayaa inuu soo laabto lix maalmood ka hor kulanka El Clásico, sidaas darteed rajo ayaa laga qabaa inuu ka soo qeyb galo.

    5.Militao

    Eder Militao, oo ku soo bilowday Real Madrid tan iyo xilli ciyaareedkii hore, ayaa dhaawac halis ah soo gaaray kulankii ugu horeysay ee horyaalka ee ay la ciyaareen Athletic Bilbao. Daafaca dhexe ee reer Brazil ayaa qaliin lagu sameeyay bartamihii bishii August waxana la hubaa in uu seegi doono kulanka.

    6- Courtois

    Thibaut Courtois ayaa sidoo kale maray qaliin kadib markii uu dhaawac halis ah ka soo gaadhay jilibka waxana uu maqnaan doonaa ugu yaraan 6 bilood oo kale.

    7- Nacho

    Daafaca ayaa seegi doona kulanka El Clasico sababo la xidhiidha ganaax uu ku seegay kulankii Girona ee horyaalka La Liga.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleDEG-DEG: Karim Benzema Oo Argagixiso Lagu Tilmaamay
    Next Article Man United Oo War Xun Ka Heshay Xaalada Sofyan Amrabat

    Related Posts

    Waa Sidee Tartanka Gooldhalinta Is Reeb-Reeb Koobka Euro 2024.

    November 19, 2023

    WAALI: France Oo Ku Badisay 14 Gool, Sidee Ayay Wax U Jiraan

    November 19, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.