Ganacsade Goordhow lagu Dilay Magaalada Baladweyne
Allaha unaxariistee waxaa Goordhow Magaalada Baladweyne lagu Dilay Ganacsadi Xasan Xaaji Daahir oo Kamid Ahaa Ganacastada Magaalada Baladweyne
Ganacsadaha la dilay ayaa Mudooyinkii dambo Dhismo ka waday Kaliga waraaboolle oo ah goob laga dhisay biyo xireen waxaana Dilkiisa ka danbeeyay Koox Hubeeysan Sida ay dad goobjoogayaal ah u sheegeen Halgan. Online
Dilkiisa waxaa uu ka dhacay Xaafada Howlwadaag kadib markii uu kasoo baxay goobtii uu dhismaha ka waday ee Kaliga waraaboole
waxaa goobta ka baxsaday kooxdii dilka geysatay Lamana oga Sabaabta loo dilay iyo cida dishay.