Waa sidee caawa xaaladda magalada baladweyne oo in ka badan sedex saacadood roob xoogan ka da’aayo?
Sida aan xogta ku helnay dadka ayaa wadna farta ku haayo ayagoo ka baqaayo fatahaad in ay ku dhufato waxaana jiro hada xaafada ku tiimbo in waadiyaal biyo wado soo gaareen.
Xaafadaha Raadeerka, Kutiinbo, Dhagax jibis, iyo Laabka ayaa cabsi xoogan laga muujinayaa caawa dadka ayaana ah badan kooda kuwa dhagtu u taagan tahay.
wixii kasoo kordha kala soco Radio Halgan 📻