What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » Toni Kroos Oo Ku Wajahan Premier League, Kooxdee Ayuu Ku Biiraya.
    Sports

    Toni Kroos Oo Ku Wajahan Premier League, Kooxdee Ayuu Ku Biiraya.

    halganonlineBy halganonlineOctober 13, 2023Updated:October 13, 2023No Comments1 Min Read

    Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Jarmal Toni Kroos ayaa lala xiriirinayaa inuu u dhaqaaqayo horyaalka Premier League.

    Dhowrkii sano ee la soo dhaafay, Kroos waxa uu door muhiim ah ka ciyaaray khadka dhexe ee kooxda Real Madrid.

    Xiddiga khadka dhexe ayaa Real Madrid markaas oo uu ugu soo biiray inta u dhexaysa 24 ilaa 30 milyan oo euro.

    Tan ilaa marka waxa uu ciyaaray 420 kulan isaga oo kula guulaystay tartanka champions League 4 jeer iyo 3 La Liga.

    Hadda isagoo 33 jir ah, Kroos wuxuu arkay fursadihiisa oo xaddidan sabab la xidhiidha xiddigaha da’yarka ah Federico Valverde, Jude Bellingham iyo Aurelien Tchouameni.

    Iyadoo qandaraaskiisa Madrid uu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan, Kroos ayaa lala xiriirinayaa inuu si lama filaan ah ugu dhaqaaqayo Premier League.

    Sida laga soo xigtay wargeyska Defensa Central, kooxda heysata horyaalka Ingariiska ee Manchester City ayaa bartilmaameedsaneysa inay u dhaqaaqdo ciyaaryahanka khadka dhexe.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleWARBIXIN: Xiddigaha Ganaaxa Ugu Badan Dusha Laga Saaray Kubada Cagta & Pogba Oo Halis Ugu Jira In Uu Ku Biiro Liiska.
    Next Article Xiddig Aad Loo Qiimeeyo Oo Haatanba Ogolaaday In Uu Ku Biiro Barcelona.

    Related Posts

    Waa Sidee Tartanka Gooldhalinta Is Reeb-Reeb Koobka Euro 2024.

    November 19, 2023

    WAALI: France Oo Ku Badisay 14 Gool, Sidee Ayay Wax U Jiraan

    November 19, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.