Kooxda Arsenal ayaa guuldaro kala kulantay kooxda Newcastle United kulan ka tirsanaa tartamada oo dhan
Newcastle ayaa guuldaro 1/0 ah dusha u saartay kooxda Arsenal kulan ka tirsanaa horyaalka tartamada oo dhan
Kadib guuldarada Arsenal ayaa laga joojiyay rikoodh cajiib ah oo ay lahaayeen xilli ciyaareedkan tartamada oo dhan
Arsenal ayaa markii ugu horaysay ku fashilantay in ay wax gool ah dhaliso tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan.
Gunners ayaa ciyaartay 17 kulan laakiin waa markii ugu horaysay ee ayna wax gool ah ka dhalin tartamada oo dhan.