What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » Soomaaliya Duufaano waa weyn oo ku soo wajahan
    Hirshabbelle

    Soomaaliya Duufaano waa weyn oo ku soo wajahan

    halganonlineBy halganonlineSeptember 27, 2023No Comments2 Mins Read

    Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay ku xaqiijinayaan khatar ka dhalan karta duufaano ka dhaca Soomaaliya oo ka dhasha roobabka da’aya, kuwaas oo sababi kara khasaare naf iyo maalba leh.

     

    Duufaanta El Niño ayaa khatar ku ah magaalooyinka xeebaha Soomaaliya ee gobolada waqooyi ilaa koonfurta, sida: Boosaaso, Berbera iyo Kismaayo.

     

    El Niño waxay saamaysaa heerkulka badda iyo xoogga qulqulka biyaha. iyada oo u dhacda si aan joogto ahayn ama labadii ilaa todobadii sanoba mar.

     

     

     

    Toddobaadyadii la soo dhaafay, dalalka Afrika waxay la kulmeen dhibaatooyin ka dhashay dhacdooyin dabiici ah oo ba’an oo galaaftay nolosha kumannaan qof oo ku nool Morocco, Libya iyo Masar.

     

    Soomaaliya ayaa u diyaarsaneyn xiligan dhibaatooyin ka dhasha duufaano iyadoo ay la daalaceysa xiigan abaaro iyo dagaalka aragagixsada.

     

     

     

    Waxaa jirta in wadamo waaweyn iney saameyn ku yeesheen masiibooyin dabiici ah oo ay ugu horeeyaan fatahaadaha iyo sidoo kale duufaanada.

     

    Waxaa sidoo kake fashilan hay’ad isku magacowday hay’adda Maareynta iyo Masiibooyinka oo dalka aan u diyaarinin inuu qaabilo duufaanada nuucaan oo kale ah islamarkaana lacag iska aruursadaan madaxdooda.

     

    Soomaaliya ayaa xiligan ku howlan la dagaalanka kooxdaah ee Al shabaab kuwaa oo dhibaato xoog leh ku haya umadda Soomaaliyeed.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleDEG DEG: Diyaarada dagaal ayaa Goor dhaw duqeyma culus ka gaystay
    Next Article Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ka dhacay Aboorey

    Related Posts

    Daawo:- Muqaal Madaxweyne Guudlaawe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Degmada Mahadaay ee Sh/Dhexe 

    November 15, 2023

    Flood threat forces hundreds to flee Beledweyne town in Hiiraan region

    November 8, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.