Siyaasiyiinta iyo waxgaradka beelaha Xawaadlle iyo Murusade oo shir ku yeeshay degmada Maxaas ayaa isku raacay in la iska kaashado dagaalka AS lagula jiro.
Dhammaan siyaasiyiinta beesha Xawaadlle ayaa u ballan qaaday in walaalahood Murusade cudud ciidan iyo taageero kasto la garab taaganyihiin beesha Murusade si cadawga isaga dul qaadaan.
Warkan ayaa ah mid aaysan mahadil AS waxaana dhawaan degmada Maxaas ka dhaqaaqi doonada ciidamada dib-u-xoreynta beelaha Xawaadlle iyo Murusade oo garabsanaya ciidamada Dowladda Soomaaliya.