What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » (Sawirro) Tirada dadka ku dhintay duqeymaha Israel ka wado Gaza oo sii kordhaya
    News

    (Sawirro) Tirada dadka ku dhintay duqeymaha Israel ka wado Gaza oo sii kordhaya

    halganonlineBy halganonlineNovember 13, 2023No Comments2 Mins Read

    Dhimashada dadka ku naf waayey duqeymaha aan kaa joogsiga laheyn ee Qaza ayaa gaartay 11,240 qof

    Tiradaasi waxay ka timid xafiiska warbaahinta ee xukuumadda Gaza.

    Wasaaradda caafimaadka ayaa joojisay cusboonaysiinta tirada dhimashada usbuucan ka dib markii ay lumisay xiriirkii ay la lahayd isbitaallada muhiimka ah ee magaalada Gaza weerarrada Israa’iil awgeed.

    70 boqolkiiba dadka ilaa hadda la dilay iyo kuwa dhaawacmay waa haween iyo carruur

    5,500 oo haween ah ayaa lagu wadaa inay umulaan bisha soo socota taasoo celcelisay ahaan u dhiganta in ka badan 180 dhalasho maalintii.

    Shidaalka, dawooyinka, dhiiga iyo waxyaabaha kale ee lagama maarmaanka u ah isbitaalada ayaa gabaabsi ah.

    Laba baabuur oo ah kuwa Caafimaadka Taranka ee Hay’adaha ka dhexeeya ayaa yimid Gaza oo ay ku jiraan kuwa dhalidda nadiifka ah iyo sahayda iyo qalabka daryeelka degdegga ah ee umusha, oo ay ku jiraan suuxinta iyo sahayda qalliinka dhalmada.

    Ilaa 238 weerar oo ka dhan ah daryeelka caafimaadka ayaa laga soo sheegay dhulka la haysto ee Falastiiniyiinta tan iyo bilowgii dagaalka, waxaana ku dhintay 517 qof, sida ay sheegtay WHO.

    Diblumaasiga ugu sarreeya Midowga Yurub ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa’id oo uu qabtay kaddib shir ay wasiirrada arrimaha dibadda ku yeesheen Brussels.

    Midowga Yurub wuxuu ku baaqayaa “joojin degdeg ah iyo marino bini’aadantinimo in la sameeyo si loo wajaho xaalada xun ee dadka Gaza”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleJamie Carragher Oo Magacaabay Kooxda Sida Dhabta Ah Ula Tartami Karta Man City Xilli Ciyaareedkan Premier League.
    Next Article Xassan Shiikh oo Gudoomiyey kulan deg deg ah oo uu yeeshay Golaha Wasiirada

    Related Posts

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.