What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » Ra’iisul Wasaaraha Israel oo amar ku bixiyay in la masaafuriyo muwaadiniin u dhashay Eretareeya.
    Politcal

    Ra’iisul Wasaaraha Israel oo amar ku bixiyay in la masaafuriyo muwaadiniin u dhashay Eretareeya.

    halganonlineBy halganonlineSeptember 4, 2023No Comments2 Mins Read
    Share Facebook Twitter WhatsApp Telegram

    Benjamin Netanyahu Ra’iisul Wasaaraha Israel ayaa amar degdeg u dhaqangalaya ku faray ciidamadiisa in ay masaafuriyeen muwaadiniinta u dhashay Dalka Eretareeya ee qaybta ka qaatay rabshado ka dhacay Tel Aviv.

    Ra’iisul Wasaaraha Israel ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay in guud ahaan muwaadiniinta Afrika ee la jooga in la masaafuriyo si looga hortago rabshadaha ay qaybta ka yihiin ee dhibaatada ku ah Xasiloonida waa sida uu yiri Benjamin Netanyahu.

    Dibadbax ka dhacay Koofurta Tel Aviv waxaa kasoo muuqday muwaadiniin dhalasho ahaan u badan dalka Eretareeya ee Qaaradda Afrika, waxaa ku dhaawacmay tobanaan qof sida laga soo xigtay hay’adaha amniga.

    Sarkaal katirsan xafiiska Madaxweyne Netanyahu ayaa sheegay in tirada Afrikaanka ah ee la jooga in ay gaarayaan ilaa  25,000 oo ruux oo waqti kala duwan halkaas tegay, sababta ay halkaas u gaareen ayay dadkaan ku sheegeen dagaallada iyo dhibaatooyinka ka jira dalalkooda.

    Dibadbaxyadii ka dhanka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Israel ee dhacay Sabtidii 2dii Sabteember 2023 waxa uu bannaanka soo dhigay sida uu uga carooday Benjamin Netanyahu oo ugu dambeyn ku qasbanaaday in uu qaato go’aanka dadkaan lagu masaafurinayo.

    Qaar kamid ah dadkaas ayaa ka walwalsan dib ugu laabashada dalalkooda oo waxa ay dood ka dhigteen in weli Dalalkooda ay ka jiraan dhibaatooyinkii ay naftooda ula soo baxsadeen sida dagaallada iyo caburinta lagu hayay

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleWareysi:- Madaxweyne Cali Cosoble oo farriin adag u diray Dabageed iyo Cali Jeyte Madaxweyne Xasan Sheekh-na ku ammaanay dagaalka uu ku jiro
    Next Article Maxay kawada hadlayaan Erdogan & Putin oo maanta kulmaya?

    Related Posts

    ATMIS oo sheegtay inay fashiliyeen weerarkii Shabaab ee Buulo Mareer

    November 19, 2023

    Puntland opposition fighters began military movement in Garowe

    November 19, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.