Qarax ayaa goordhow ka dhacay Kawaanka Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan sida ay dad ka ag dhow ay Hiiraanweyn u sheegeyn.
ilaa hada lama ogo khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxii ka dhacay Degmada Buulo burde ee Gobolka Hiiraan. isgaarsiinta ayaa ka maqan degmada Buulo Burde