What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » Puntland oo ku eedeysay Somaliland inay ciidamo kusoo daabushay magaalada Ceerigaabo
    Putland

    Puntland oo ku eedeysay Somaliland inay ciidamo kusoo daabushay magaalada Ceerigaabo

    halganonlineBy halganonlineOctober 10, 2023No Comments1 Min Read

    Maamulka Puntland ayaa wuxuu ku eedeysay Somaliland inay ciidamo kusoo daabushay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, halkaas oo dhawaan ay ka dhacday is rasaasayn dhexmartay ciidanka booliiska iyo koox maleyshiyaad ah.

    Israsaasayntaas ayaa salka ku haysay markii ciidanka booliiska Somaliland ay xireen rag lagu sheegay inay ahaayeen kuwo ka ganacsada maandooriyaha. Walow warar kale ay sheegayeen in ragga la xiray ay kasoo qeyb qaateen dagaaladii ka dhacay Laascaanood.

    Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash wuxuu ugu baaqay Somaliland inay ciidamada ka saarto koonfurta magaalada Ceerigaabo.

    “Waxaan ugu baaqaynaa Maamulkaas inay si deg deg ah uga saaraan Ciidamada ay kasoo abaabuleen deegaanka Oog ee ay geeyeen Koonfurta Ceerigaabo si ay ugu dhibaateeyaan shacabka halkaas degan,” ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka Puntland.

    Axmed Karaash wuxuu sheegay haddii ay Somaliland dhegaha ka furaysto in ay qaadan doonaan masuuliyadda ka dhalata arrintaan.

    • Tan iyo markii Laascaanood colaaduhu ka dhaceen, magaalada Ceerigaabo tiro dhowr jeer ah ayay shaqaaqooyin ka dhaceen, inkastoo odayaasha degaanka ay ku guulaysteen inay xal ka gaaraan. I
    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleDeni oo kusoo laabtay Garoowe, kaddib safar bilooyin ah
    Next Article Maxay yihiin ciidamada lagu daabulayo magaalada Garoowe?

    Related Posts

    Puntland opposition fighters began military movement in Garowe

    November 19, 2023

    Daawo: Guddiga PEC oo go’aan cusub ka soo saaray doorashada Puntland

    November 18, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.