What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » MW Muuse Biixi oo Degmada Oog kula kulmaya Ciidanka Somaliland ee Laascaanood laga qabsaday.
    Somaliland

    MW Muuse Biixi oo Degmada Oog kula kulmaya Ciidanka Somaliland ee Laascaanood laga qabsaday.

    halganonlineBy halganonlineSeptember 1, 2023No Comments1 Min Read

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta lagu wadaa in uu Degmada Oog kula kulmo saraakiisha iyo Ciidanka 25kii Agoosto 2023 xoogga looga qabsaday Magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool.

    Madaxweyne Biixi ayaa saraakiisha iyo ciidamada uu la ballansan yahay kala hadlaya sidii ay dib ugu laaban lahaayeen Magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool dagaal xooggan ay uga qabsadeen ciidamada SSC-Khaatumo.

    Muuse Biixi waxaa safarkiisa ku wehliya mas’uuliyiin katirsan Xukuumaddiisa, Madaxtooyada, Saraakiisha ciidanka iyo xubno kale oo dhammaan xoogga saaraya sidii ciidanka ku sugan Degmada Oog ay dib ugu laaban lahaayeen saldhigyadii laga qabsaday todobaadkii hore.

    Biixi oo garab ka helaya hoggaanka sare ee Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee Waddani & UCID ayaa ballanqaaday in ay jawaab ka bixin doonaan dhibaatadii ciidankiisa lagu gaarsiiyay Gobolka Sool dhammaadkii todobaadkii tegay.

    Somaliland ayaa jab weyn kala kulantay dagaalkii ka dhacay Xerada Gooja-cadde iyo deegaanno kale oo katirsan Bariga & Galbeedka Laascaanood, Ciidamada SSC-Khaatumo ayaa gacanta ku dhigay Hub, Gaadiid, Saldhigyo & Maxaabiis uu kamid yahay Taliye Faysal Cabdi Bootaan.

    La soco wixii kasoo kordha.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleDonald Trump oo iska fogeeyay in uu faragelin ku sameeyay Doorashada Mareykanka.
    Next Article Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo ‘min derajo’ ku abaalmariyay Ciidanka jooga Daarul-nicma Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    Related Posts

    Somaliland executes five men for murder

    November 1, 2023

    Somaliland parliament approves election law ending months-long electoral dispute

    October 1, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.