Waxaan tacsi tiiraanyo leh la qeybsanaa dhamaan reer Cismaan Maxamed Jeele oo uu Aabe G/Sare Cismaan Maxamed Jeele ku geeriyooday wadanka Australia. Waxaan Alle uga baryaa in uu kitaabkiisa midigta ka siiyo.
Lataliyaha Madaxweyne Xiriirka dowlad Goboleydyada Mudane Mohamed Hassan Qoono.