What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » Maxay yihiin ciidamada lagu daabulayo magaalada Garoowe?
    Putland

    Maxay yihiin ciidamada lagu daabulayo magaalada Garoowe?

    halganonlineBy halganonlineOctober 10, 2023No Comments1 Min Read

    Maxay yihiin ciidamada lagu daabulayo magaalada Garoowe

    Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo in ku dhow laba bilood ku maqnaa safar dibadda ah ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe.

    Madaxweyne Siciid Deni ayaa safarkiisa ku soo maray dalalka Imaaraatiga Carbeed, Kenya iyo Itoobiya oo uu hadda ka soo kicitimay, sida laga soo xigtay xubno ka agdhow.

    Madaxweynaha Puntland ayaa dhinaca kale sida wararku sheegayaan waxa uu amray in caasimadda Garoowe la keeno cutubyo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan ciidanka PMPF.

    Wararka ayaa intaas ku daraya in Siciid Deni uu ciidanka u dalbaday, si uu cadaadis ugu saaro siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ku shirsan bannaanka Garoowe.

    Mucaaradka Puntland ayaa ka shiraya maaraynta marxaladda hubanti la’aanta ah ee ka taagan Puntland, si looga badbaado qalalaase siyaasadeed iyo mid amni.

    Puntland Post

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticlePuntland oo ku eedeysay Somaliland inay ciidamo kusoo daabushay magaalada Ceerigaabo
    Next Article Daawo:- Daahfurka ololaha dhanka Caafimaadka ee loga hor tagayo Caqabadaha Caafimaadka ka jira Soomaaliya

    Related Posts

    Puntland opposition fighters began military movement in Garowe

    November 19, 2023

    Daawo: Guddiga PEC oo go’aan cusub ka soo saaray doorashada Puntland

    November 18, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.