maxaa kasoo kordhay Faah faahin qaraxii ka dhacay Degmada Bulo burde ee Gobolka Hiiraan.
Waxa jiro qasaaro dhimasho iyo dhawaac waxana uu qaraxa ka dhacay na waaxiga kawaanka ama suuqa indhaceel ee Buulo burde.
Sida la xaqiijiyay 6 qof in ay ku dhinteen ilaa 15 kalane wey ku dhaawacmeen sida ay sheegeen illo wareedyo lagu kalsoona karo oo ku sugan degmada Buulo burde.
Sawirada hoose waa bur burkii iyo qasaarihii ka dhashay qaraxaas.