What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » Jabhada gacan Libaax oo ku kacday fal kale oo ka careysiiyey Maamulka Muuse Biixi
    Somaliland

    Jabhada gacan Libaax oo ku kacday fal kale oo ka careysiiyey Maamulka Muuse Biixi

    halganonlineBy halganonlineSeptember 19, 2023No Comments1 Min Read

    Rag hubeysan oo ka tirsan Jabhada gacan libaax ayaa gaari nooca raaxada ah waxay ka kaxeysteen bartamaha magaalada Burco ee gobolka Togdheer

    Gaarigan ayaa waxaa lahaa mid ka mid ah Masuuliyiinta Wakaalada  biyaha u qaabilsan maamulka Somaliland, waxayna la aadeen gaarigaas dhinaca buurta gacan libaax.

    Falkan ayaa mar ka careysiisay maamulka Somaliland oo dhowaan cafis u fidiyey Jabhadan inkastoo hogaankooda uu ku gacan seyray, shuruud ayeyna ku xireen iney hubka dhigaan taasoo ah in Muuse Biixi uu xilka ka dego,. lana qabto doorashooyinka oo marar badan dib u dhacay.

    Dhinaca kale, Ergada waday dhexdhexaadinta xiisaddii buurta gacan Libaax ayaa sheegay inay wadaan dedaallo ay buurta ugu soo saarayaan jabhadaas

    Waxay sheegeen in qeyb kamid ah ciidanka laga soo saaray buurtaas isla markaana gaadiidka qaar lagu soo wareejiyay guddiga oo ay iyaga gacanta ku hayaan.

    “Qaybihii u horeeyay ee ciiidanka waanu wareejinay, waxaanuna ku wareejinay dawladda. Hadda baaqigii oo gaadiidkii iyo xoogay ciidana oo iyana ahayd in la meeleeyo ayaa noo harsanaa,” ayauu yiri Suldaan Cabdiraxmaa Cabdullaahi Aw good

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleGabriel Jesus Oo Qiimeeyay Fursadaha Kooxdiisa Ee Ku Guulaysiga Champions League Xilli Ciyaareedkan.
    Next Article Xog horleh oo kasoo baxeysa miino lala beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada Soomaaliya

    Related Posts

    Somaliland executes five men for murder

    November 1, 2023

    Somaliland parliament approves election law ending months-long electoral dispute

    October 1, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.