sheegay inay kordhiyeen duqeynta ay ku hayaan marinka Qasa, xili ay isu diyaarinayaan in ay qaadaan weerar dhinaca dhulka ah.
Afhyeenka ayaa sheegay in weerarradan ay yareyn doonaan khatarta ay la kulmi karaan ciidamadooda marka ay qaadaan weerarka dhinaca dhulka ah, wuxuu u sheegay dadka rayidka ah ee falastiiniyiinta ee ku dhaqan Qasa, inay u guuraan dhinaca koonfureed si ay naftooda u badbaadiyaan.
Xamaas ayaa sheegtay in ugu yaraan 55 qof lagu dilay duqeyntii xalay lagu qaaday magaalada Qasa, sida laga soo xigtay wakaaladda warrarka ee AFP.
Sidoo kale waxay sheegtay in la burburiyay 30 guri saacaddihii ay duqeyntu socotay.