Abaalmarinta Ballon d’Or ayaa ah Abaalmarinta uu xiddig walba ku riyoodo ku guulaysigeeda.
Xiddigo ay ka mid yihiin Messi, Ronaldo, Benzema, Lewandowski iyo xiddigo kale ayaa ka mid ah xiddigaha nasiibka u yeeshay in ay ugu yaraan hal mar ku guulaystaan abaalmarinta.
Laakiin waxa jira Halyeeyo ay ka mid yihiin David Beckham, Ronaldo & Wayne Rooney ayaa ka mid ah xiddigaha ilaa haatan ku fashilmay ku guulaysiga abaalmarinta.
- Paolo Maldini
- Raul
- Thierry Henry
- Xavi
- Ferenc Puskas
- Dennis Bergkamp
- Frank Rijkaard
- Andres Iniesta
- Franco Baresi
- Kenny Dalglish
- Eric Cantona
- Gianluigi Buffon
- Oliver Kahn
- Jurgen Klinsmann
- Bobby Moore