Guddoomiyaha Dhallinyarada gobolka Hiiraan Mudane Cabdi Muumin Cilmi ayaa gurmad biyo dhaamin ah u sameeyay qoysas Barakacayaal ah oo ku jira kaamamka magaalada Beledweyne.
Guddoomiyaha Dhallinyarada gobolka Hiiraan Mudane Cabdi Muumin Cilmi (Xiish) ayaa gurmad biyo dhaamin ah u sameeyay qoysas Barakacayaal ah oo ku jira kaamamka magaalada Beledweyne.
Qoysaska ka faa’idestay gurmadkaasi biya dhaaminta ah ayaa u mahadceliyay guddoomiyaha Dhallinyarada gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Cilmi.
Guddoomiyaha Dhallinyarada gobolka Hiiraan Hiiraan Cabdi Muumin Xiish ayaa isaga iyo ururkiisa Dhallinyarada waxa aay door sare ka qaataan howlgalka Argagaxisada Hiiraan looga saarayo,iyo caawinta bulshada dhibaateeysay.
Dhnk kale Guddoomiyaha Dhallinyarada gobolka Hiiraan Mudane Cabdi Muumin Cilmi (Xiish) ayaa weli wada Howlaha shaqo oo dayactir ah ka wada Garoonka Kubadda Cagta Laqanyo ee Beledweyne.