What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » Faah faahin dheerad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo sakay fashiliyay labo gaari oo qaraxyo lagasoo buuxiyay oo ku wajahnaa Dhuusomareeb
    Galmudug

    Faah faahin dheerad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo sakay fashiliyay labo gaari oo qaraxyo lagasoo buuxiyay oo ku wajahnaa Dhuusomareeb

    halganonlineBy halganonlineSeptember 28, 2023No Comments1 Min Read

    Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa saaka ka hor tagay laba gaari oo Alshabaab ay ka soo buuxiyeen waxyaabaha Qarxa oo ay doonayeen inay gudaha u galiyaan magaalada Dhuusamareeb.

    Sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya, Ciidamada ayaa ku guulaystay in labada gaariba ay uga hortagaan isla markaana ku fashiliyaan banaanka hore ee magaalada Dhuusamareeb.

    Waxay dowladdu sheegtay in uusan jirin wax khasaare ah oo ciidaamada amniga kasoo gaaray fashilinta qaraxyadan,

    Qaraxyadan ayaa loo waday in lagu weeraro halka uu magaalada Dhuusomareeb kaga sugan yahay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh.

    Dhawaan ayay ahayd markii sidaas oo kale madaxweynaha Galmudug oo ku sugnaa degaanka Laas Gacamay lagusoo weeraray gaari lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

    Waxaa weerarkaas fashiliyay Askari katirsan ciidanka Galmudug, kasoo gaari uu waday ku horgooyay gaariga qaraxa lagasoo buuxiyay.

    Waxaa weerarkaas ku dhaawacmay senataro iyo xildhibaano la socday madaxweynaha Galmudug.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleDEG DEG Qarax Goordhow ka dhacay Buulo Burde.
    Next Article Ganacsade Soomaaliyeed oo laga soo tarxiilay Dalka Zambia oo u Hanjabay Soomaalidii ka Danbeysay in la so tarxiilo

    Related Posts

    Security forces restoreSecurity forces restore peace in Hananbure village amid clan militia clashes peace in Hananbure village amid clan militia clashes

    November 4, 2023

    Two businessmen killed in Dhusamareb town

    October 31, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.