What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » Daawo:- Duduble oo gaaray go’aan culus iyo khasaarihii Ceel-lahelay ka soo gaaray beesha oo la shaaciyey
    News

    Daawo:- Duduble oo gaaray go’aan culus iyo khasaarihii Ceel-lahelay ka soo gaaray beesha oo la shaaciyey

    halganonlineBy halganonlineNovember 3, 2023Updated:November 3, 2023No Comments2 Mins Read
    Share Facebook Twitter WhatsApp Telegram

    Beesha Duduble ayaa maanta Muqdisho ku qabatay shir looga tashanayo sidii deegaanada beesha looga xoreyn lahaa Khawaarijta Al-Shabaab.

    Waxgaradka, saraakiisha, ganacsatada iyo dhalinyaradii ka soo qeyb gashay kulankaas ayaa wasiirka maaliyadda Galmudug Farxaan Cali Gaban u xir-saartay inuu beesha ku hoggaamiyo xoreynta deegaanada beesha Duduble oo dhamaantood ku jira gacanta Al-Shabaab.

    Wasiir Farxaan oo sidoo kale ah Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa balan qaaday in beesha Duduble uu ku hoggaami doono halgan culus oo ay u geli doonaan xoreynta deegaanada beesha

    Wuxuu sheegay in shirkii maanta looga hadlay tabashada beeshu ay ka qabto awood qeybsi uga maqan dowladda federaalka, taas oo ay kala hadleen madaxweyne Xasan Sheekh.

    Sidoo kale wasiir Farxaan ayaa sheegay markii hore uu juhdi badan gelinayey abaabulka dagaal ee Shabaab looga xoreynayo deegaanada ay beesha Duduble ka degto Galmudug, balse hadda uu sii xooji doono, maadaama loo xil-saaray hoggaaminta halganka xoreynta deegaanada beesha.

    Wuxuu sheegay in beesha Duduble ay ku dadaashay inay xoreysato dhulkeeda, balse weli aysan u suurta gelin, wuxuu sheegay inay tageen ilaa Ceelbuur iyo Ceel-lahelay.

    “Ciidanka waan la tegay Ceel-lahelay, hub iyo xoolo waan la garab taagnaa, halkaas waxaa nooga dhimatay 100 nin oo Duduble ah, 50 Shabaab ah iyo 50 raggeena dowladda ah,” ayuu yiri wasiirka maaliyadda Galmudug Farxaan Cali Gaban.

    Wuxuu intaas ku sii daray in aysan quusa doonin oo halganka ay sii wadi doonaan, isla markaana dowladda federaalka iyo Galmudug ay diyaar u yihiin inay beesha ku garab siiyaan halganka ay dhulkeeda kaga xoreysaneyso kooxda Al-Shabaab.

    Hoos ka daawo

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleWariye iyo xubno badan oo katirsan qoyskiisa oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Gaza
    Next Article Security forces restoreSecurity forces restore peace in Hananbure village amid clan militia clashes peace in Hananbure village amid clan militia clashes

    Related Posts

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.