What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » DEG-DEG+AKHRISO: Soomaaliya oo markii ugu horreysay cambaareeysay xasuuqa Falastiiniyiinta
    News

    DEG-DEG+AKHRISO: Soomaaliya oo markii ugu horreysay cambaareeysay xasuuqa Falastiiniyiinta

    halganonlineBy halganonlineOctober 18, 2023No Comments1 Min Read

     

    Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarkii maamulka Israel uu xalay la beegsaday isbitaalka Al-Ahly ee magaalada Gaza, kaas oo galaaftay nolasha boqollaal Falastiiniyiin ah oo horrey ay Yuhuudu u dhaawacday.

    Waa markii ugu horreysay ee DF Soomaaliya ka hadasho xasuuqa Israel ka wado Gaza iyo beegsiga shacabka Falastiiniyiinta.

    Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFS ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay ka xun tahay beegsiga isbitaalka, waxaana ay ugu baaqday Israel ixtiraamka sharciga caalamiga iyo in si shuruud ah loo joojiyo xasuuqa Gaza.

     

     

    “waxaan ugu baaqeynaa Israa’iil in ay ixtiraamto Sharciga Caalamiga iyo xabbad joojin deg deg ah oo shuruud la,aan ah” ayuu lagu yiri war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFS.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleDaawo:- Alshababa ayaa dilay guddoomiyihii Aaden Yabaal ka xoreeyey
    Next Article Waa ayo Islaamic Jihaad, kooxda kaalinta ugu weyn ku leh dagaalka Xamaas iyo Israel?

    Related Posts

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.