Lionel Messi ayaa ku guuleystay abaal marinta Ballon d’Or 2023, sida laga soo xigtay Sport.
Wargayska Sport ayaa ku waramaya in codadka la tiriyay isla markaas Messi loo caleemo saaray ku guulaysiga Abaalmarinta ugu weyn shaqsiga.
Waa markii sideedaad ee Ballon d’Or uu Messi ku guuleysto intii uu ku guda jiray xirfadiisa ciyaareed.

Xafladda Ballon d’Or ee 2023 ayaa ka dhici doonta Paris 30 bishan October waxana lagu dhawaaqi doonaa xiddiga ku guulaystay.
Messi ayaa ugu cadcad inuu ku guuleysto abaalmarinta, waxaana lagu daray 30-ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaalmarinta.