Kooxda Real Madrid ayaa warbixin ka soo saartay xaalada dhaawac ee xiddiga garabka uga ciyaara ee Vini Jr.
Xiddiga Vini Jr ayaa ku dhaawacmay waajibaadka xulka qarankiisa isaga oo haatan ku laabtay kooxda Real Madrid
Xiddiga reer Brazil ayaa ku dhaawacmay kulankii uu xulka Brazil guuldarada kala kulmeen xulka Colombia kulan ka tirsan is reeb-reebka koobka adduunka.
Kadib baadhitaan la sameeyay waxa ay kooxdu soo saartay Warbixin ku saabsan dhaawaca xiddiga reer Brazil.
“Kadib baadhitaan la sameeyay waxa cadaatay in uu dhaawac dilaac ah ka soo gaadhay jilibka Lig