What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » DEG DEG Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
    Mogadishu

    DEG DEG Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

    halganonlineBy halganonlineSeptember 29, 2023No Comments1 Min Read

    Qarax Ismiidaamin ah Oo Goor dhawayd ka Dhacay Maqaayad kutaalla Muqdisho.

    Qarax xooggan oo loo maleenayo in uu yahay ismiidaamin ayaa goordhaw lagu weeraray maqaayad kutaalla agagaarka xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

    Sida aan wararka ku heleyno qaraxa ayaa waxaa fuliyay qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray, waxaana qaraxa la sheegay in lala eegtay maqaayad lagu magacaabo Baar Bulsho oo inta badan lagu shaaho ayna fariistaan ciidan iyo dad shacab ah.

    Gaadiidka gurmadka deg dega iyo mootooyin dhaawacyo wada ayaa kasoo baxay aaga qaraxa ka dhacay, walina lama oga khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxan goordhaw dhacay.

    Goobta qaraxu ka dhacay ayaana ah goob si weyn ammaankeeda loo adkeeyo, waxa ayna ku dhawdahay xarunta Sayidka gaar ahaan xarunta golaha shacabka oo ay joogaan ciidamo si weyn ammaanka aagaasi suga.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleMaamulka uu hoggaamiyo madaxweyne Joe Biden ayaa wajahaya
    Next Article Booliska Soomaaliya oo war ka soo saaray qaraxii Muqdisho ka dhacay.

    Related Posts

    Mogadishu Mayor holds power companies accountable as fire ravages Hamarweyne market

    November 18, 2023

    La-taliyaha amniga Qaranka oo Gudoomiyey shir looga hadlay arrimo xasaasi ah

    November 16, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.