Qarax aad u xoogan ayaa goordhaw ka dhacay isgooska Sayidka ee Muqdisho, lamana oga ilaa hadda khasaaraha ka dhashay iyo waxa uu ahaa qaraxan oo jugtiisa si weyn looga maqlay Muqdisho.