Shir u dhaxeeya madaxweyne Hassan Sheikh iyo Masuuliyiinta uu hoggaaminayo Mr Cali jeyte ee hadda ku suggan Dhuusamareeb ayaa Caawa ayaa lagu wada in tanaasul ka muujiyaan Hiiraan State.
Waxana Miiska u saran Mr Cali jeyte Cismaan
1: In Xawaadle lasiiyo wasiirka Gashaan-Dhiga
2: Wasiir ku-xigeynka wasaaradda Waxbarashada
3: Agasimaha Guud ee Wasarada Arimaha Gudaha
4: Taliye ku-xigeynka Police-ka Soomaaliyeed
Xogta hoose eey heshay Halgan.online shaqsiyad ku dhow dhow mr Cali jeyte
Hase ahaate waa haddii uu ka aqbalo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kal hore Yidhi marka hore Dagalka hala galo kadib ayaa ka hadli doona Tabashada Beeshu ka qabto Hir-shaballe iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya mar Degmada Maxaas joogay.
Radiohalgan Dhuusamareeb