QISADA Wiilkaan waa dhab. Wuxuu 13 sano biili jiray gabar jaceyl xiriir kala dhaxeeyay oo mudadaas NIn kale guursatay isagiina uu biili jiray.
Lacag dhan 250$ ilaa 300$ ayuu siin jiray, jaceyl uu u qabo awgeed. Lakin maanta wuxuu jiifaa Ciil&murugo.
“Ma arki karo maanta gabadhii aan jeclaa 13 sano. Iyadoo yar ayan Jeclaaday, maanta oo naag weyn ay tahay ilaa waqtigaas ayan biili jiray. Lacagta aan shaqeysto oo dhan ayan u diri jiray. Waqtigeeyga dhan ayan siin jiray”
“Waxaan mardhow ogaaday in Nin kale qabo. Wax aan sameeyo ma garanayo. Gabadhaas maanta aduunka ayey igu soo yareeysay, wajigeeda xitaa ma arki karo anigoo intaas sano jeclaa”..