What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » Daawo:- Jabhadda ku sugan Buurta Gacan-Libaax oo afduub ka geysatay Somaliland
    Somaliland

    Daawo:- Jabhadda ku sugan Buurta Gacan-Libaax oo afduub ka geysatay Somaliland

    halganonlineBy halganonlineAugust 9, 2023No Comments2 Mins Read
    Share Facebook Twitter WhatsApp Telegram

    Wararka naga soo gaaraya Somaliland ayaa sheegaya in maanta mar kale ay kooxda hubeysan ee ku sugan Buurta Gacan-Libaax ee gobolka Saaxil ay afduub ka geysatay gudaha magaalada Daba-gorayaale ee gobolka Daad-madheedh.

    Maleeshiyaad ka tirsan kooxdan oo dhowaan kortay buurtaas ayaa laba gaari ka kaxeystay magaalada Daba-gorayaale, kuwaas oo ay laheyd  Hay’ada Miino-baarista ee Hello Trust.

    Sidoo kale kooxdan ayaa qoryaha ka qaatay afar askari oo ku sugneyd xerada ay weerareen, sida uu shaaciyay taliska booliska ee gobolkaasi.

    Yaasiin Maxamuud Cabdi oo ah Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Daad-madheedh ayaa VOA u sheegay in kooxda uu ujeedkooda ahaa inay dhacaan khasnadda dowladda ee taalla halkaasi, kadibna ay wax ka wayeen, ayna u dhaceen xarunta kale oo ku xigta.

    Ujeedooda waxa ay aheyd khasnadda dowladda inay dhacaan markii ay halkaas wax ka waayeen waxay tageen xarunta ku xigta, saddex askari oo xalay waardiye ahaa ayey qoryihii ka qaateen” ayuu yiri Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Daad-madheedh.

    Taliyaha ayaa xaqiijiyay in raggan hubeysan ay horay u afduubteen laba gaari oo ay xoog ku kaxeysteen, sida uu hadalka u dhigay.

    Laba baabuur ayay sidoo kale kaxeeyeen oo kala ah baabuur weyn iyo baabuur yar,” ayuu sii raaciyay.

    Dhanka kale wuxuu intaasi ku daray inay rasaas fureen dableyda hubeysan, isla-markaana ay dhaawaceen hal askari, isaguna ay waxyeelo soo gaartay gaarigiisa.

    “Rasaas ayay fureen annaga 1 askari ayay naga dhaawaceen anniga gaariga waxaa ku yaalla dhowr xabadood intaas ayaa dhacday” ayuu mar kale yiri taliye Yaasiin Maxamuud.

    Waa markii labaad oo ay kooxdan afduub ka geysaneyso Somaliland, ayada oo horay u xirtaay 8 qof oo ay 2 kamid ah ay ahaayeen saraakiil, walow mar dambe laga soo daayay

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleDaawo: Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixday heshiis cusub + Faa’iidada
    Next Article Gudoomiyaha Degmada Beledweyne Mudane Cumar Cisman Calasow ayaa shir Gudoomiyey shirka amniga Degmada Beledweyne( Sawirro Maanta)

    Related Posts

    Somaliland executes five men for murder

    November 1, 2023

    Somaliland parliament approves election law ending months-long electoral dispute

    October 1, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.