Jone Samuelsen ayaa galay taariikhda kubada cagta kadib markii uu gool ay adagtahay in la arko uu ka dhaliyay kulan.
Xiddiga reer Norway ee Jone Samuelsen ayaa gool dhaliyay kaas oo laga yaabo in uu noqdo midkii ugu la yaabka lahaa ee aad aragto.
Waxa laga yaabaa in aad aragtay Gool laga dhaliyay bartamaha garoonka kaas oo uu xiddig ku dhaliyay laag xoogan.
Ama waxa laga yaabaa in aad aragtay Goolhaye gool ka dhaliyay goolkiisa hortiisa kadib laad xoogan oo uu ku laaday.
Laakiin Jone Samuelsen Ayaa bara dhaafiyay dhamaantood marka la eego in uu bartamaha garoonka ka dhaliyay gool madax ah.
Hadaba halkan ka daawo sida ay ugu suurto-gashay arintaas