Kooxda Alshabaab ayaa shewgatay dilka guddoomiyihii hore ee degmada Aaden Yabaal Maxamuud Sheekh Xasan(Caananuug) oo Muqdisho maanta lagu dilay. halkaan hoose ka daawo qaabk loo dilay iyo waxa uu ahaa.