Agaasimaha guud ee Wasaarada Gargaarka Maareynta iyo Musiiboyinka Hirshabelle Mudane Abdifitah Mohamed Yuusuf ayaa maanta xarunta dhexe ee wasaarada gargaarka ee Beledweyne waxa uu ku qabtay Shir jara’iid oo u si faahfaahsan uga warbixiyey cabsi xoogan oo laga qabo in guud ahaan Wadanka ka da’o Roob xoogan maalmaha ina soo aadan oo ka badan cadadii la sugayey taas oo ka dhalan karta Fatahaado,iyo daadadka #ElNiño.
Shirkan-jiraa’id oo u maanta qabtay Agaasimaha guud ee wasaarada Gargaarka Maareynta iyo Musiiboyinka ayoow shacabka Soomaaliyeed gar ahaan kuwa Hirshabelle uguu baaqay in ay feejignadaan taxadar dheeri ahna ka muujiyaan Roobkaan oo aad u xoog badan.
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta, Wasaaradda gargaarka & Maareynta Musoobooyinka Hirshabelle.