What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » Chelsea Oo Suuqa January U Dhaqaaqaysa Xiddig Wacdaro Ka Dhigaya
    Sports

    Chelsea Oo Suuqa January U Dhaqaaqaysa Xiddig Wacdaro Ka Dhigaya

    halganonlineBy halganonlineSeptember 9, 2023No Comments1 Min Read

    Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso inay bisha January u dhaqaaqdo xiddiga kooxda Aston Villa ee Ollie Watkins.

    Blues ayaa xoojisay doorkeeda weerarka suuqii xagaaga iyaga oo la soo saxiixday Nicolas Jackson iyo Christopher Nkunku.

    Si kastaba ha ahaatee waxa durba ka dhaawacmay xiddiga Nkunku kaas oo garoomada ka maqnaan doona muddo dheer kadib dhaawac jilibka ah oo soo gaadhay xiddiga reer France.

    Dhanka kale, Jackson, ayaa ku dhibtooday inuu si joogta ah u ciyaaro usbuucyadii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedka inkastoo uu shabaqa soo taabtay kulankii ay 3-0 kaga badiyeen Luton Town.

    Iyada oo Armando Broja uu wali ka sii shaqaynayo sidii uu uga soo laaban lahaa dhaawac wakhti dheer ah ayay chelsea doonaysaa in ay suuqa January keento weeraryahan tayo leh.

    Sida laga soo xigtay saxafiga Simon Phillips, Watkins ayaa ka mid ah bartilmaameedyada suurtagalka ah ee ay tixgelinayso kooxda Galbeedka London.

    Chelsea ayaa horay loola xiriirinayay weeraryahanka Villa inta lagu guda jiray suuqa kala iibsiga xagaagan, waxaana ay haatan ka fikirayaan inay kor u qaadaan baacsiga ay ku hayaan bisha January.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleReal Madrid Oo Badalka Benzema Ka Doonaysa M
    Next Article Reece James Oo Ka Warbixiyay Xaaladiisa Dhaawac

    Related Posts

    Waa Sidee Tartanka Gooldhalinta Is Reeb-Reeb Koobka Euro 2024.

    November 19, 2023

    WAALI: France Oo Ku Badisay 14 Gool, Sidee Ayay Wax U Jiraan

    November 19, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.