What's Hot

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Halgan Online
    • News
    • Sports
    • Arrimaha Bulshada
      • Caafimaadka
      • Jecelka
      • Waxbarashada
    • Politcal
      • Galmudug
      • Hirshabbelle
      • Jubbland
      • KGsomalia
      • Putland
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    Halgan Online
    Home » Chelsea Mise Tottenham? Paul Merson Oo Saadaaliyay Kulanka Adag Ee Labada Kooxood.
    Sports

    Chelsea Mise Tottenham? Paul Merson Oo Saadaaliyay Kulanka Adag Ee Labada Kooxood.

    halganonlineBy halganonlineNovember 3, 2023No Comments1 Min Read

    Halyeeyga Arsenal ee Paul Merson ayaa sheegay in uu yaabi doono hadii ay hogaamiyayaasha horyaalka premier League ee Tottenham garaaci doonto kooxda dhibaatoonaysa ee chelsea.

    Kooxaha Tottenham iyo chelsea ayaa isaga hor iman doona kulan premier League ah maalinta isniinta kulan ka dhici doona garoonka Tottenham Hotspur Stadium.

    Tottenham ayaa ku jirta qaab ciyaareed cajiib ah iyaga oo hogaaminaya horyaalka isla markaasna aan wali wax guuldaro ah la kulmin ilaa haatan.

    Chelsea ayaa dhinaca kale si weyn u dhibaatoonaysa xilli ciyaareedkan iyaga oo kaliya badiyay 3 kulan 10 kulan oo ay ciyaareen horyaalka.

    Kooxda Pochettino ayaa ku jirta kaalinta 11-aad ee kala saraynta premier League hadana Merson ayaan aamunsanayn in ay Tottenham ka badin doonto chelsea Isniinta.

    “Chelsea waxa ay jeceshahay in ay la ciyaarto kooxda weerarta marka la eego kooxaha daafaca u gala”ayuu Merson yidhi.

    “Chelsea way ku dhibaatootaa kooxaha difaaca u gala, waxa aan ku kalsoonahay in ay chelsea si fiican ula ciyaari doonto chelsea”.

    “Waan yaabi doonaa hadii ay Tottenham ka badiso chelsea”ayuu sii raaciyay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp Telegram
    Previous ArticleTababare Lala Xidhiidhinayo Man United Oo Ka Jawaabay Xiisaha Red Devils.
    Next Article James, Salah, Ten Hag, Zidane, Kimmich & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

    Related Posts

    Waa Sidee Tartanka Gooldhalinta Is Reeb-Reeb Koobka Euro 2024.

    November 19, 2023

    WAALI: France Oo Ku Badisay 14 Gool, Sidee Ayay Wax U Jiraan

    November 19, 2023
    Add A Comment

    Leave A Reply Cancel Reply

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp
    Popular Posts
    ENGLISH NEWS

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    By halganonlineNovember 25, 2023

    TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila…

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023

    Somali Pirates Hijack Iranian-Flagged Fishing Vessel off the coast of Eyl

    November 25, 2023

    African Peace March in Djibouti voices support for Palestinians

    November 25, 2023

    On our website Halgan online you get can all news related information also, we focus on many other categories and we hope you like also, the content of other categories that are maintained on our website.
    We're social. Connect with us:

    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok Telegram
    Top Insights

    One person injured after fire at Tukwila Somali grocery store

    November 25, 2023

    Finland shuts more Russia border points, says asylum inflow must stop

    November 25, 2023
    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • WhatsApp
    Facebook Twitter YouTube WhatsApp
    • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • Contact Us
    © 2023 Halgan Online. Designed by Saitco Ict Solution.

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.