Browsing: Sports
Tartanka is reeb-reebka Euro 2024 ayaa maraya meel xiiso leh oo gaba-gabo ah iyada oo xiddigo badan wacdaro dhigeen. Xiddiga…
Xulka qaranka France ayaa rikoodh waali ah ka dhigay kubada cagta kadib markii ay guul weyn ka gaadheen xulka Gilbratar.…
Kadib suuqii xagaaga ee cajiibka ahaa kooxaha reer yurub ayaa il gaar ah ku haya horyaalka sucuudiga. Xitaa tartamada yurub…
Supercomputer Oo Magacaabay Labada Saxiix Ee Arsenal Ka Caawin Kara Ku Guulaysiga Premier League Xilli Ciyaareedkan
Kooxda Arsenal ayay wali hal ama 3 xiddig ka dhiman yihiin si ay ugu guulaysato horyaalka premier League. Inkasta oo…
Horyaalka premier League ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo kooxo badan qaab ciyaareed fiican soo bandhigeen. Xiddigo badan ayaa…
Erling Haaland ayaa lagu soo waramayaa inuu taam u noqon doono kulanka Manchester City ee Premier League ee Liverpool galabnimada…
Kooxda Real Madrid ayaa warbixin ka soo saartay xaalada dhaawac ee xiddiga garabka uga ciyaara ee Vini Jr. Xiddiga Vini…
Xulka qaranka England ayaa guul ka gaadhay xulka Malta kulan ka tirsanaa isreeb-reebka koobka Euro ee sanadka soo socda ka…
Gareth Southgate ayaa si deg deg ah hoos ugu dhigay cabsida Erik ten Hag ka dib markii Marcus Rashford uu…
Waxa meel xiiso leh maraya tartanka is reeb-reebka tartanka Euro 2024 iyada oo ay xulalku haatan xaqiiqsanayaan boosaskooda wareega Group-yada.…