Author: Liban Qoono
Beledweyne waxaa ku nool Shacab dhiiggoodda lagga macaashay oo aan wax naxariis ah helin tii Alla moyee bal illa eeg dhibaataddaan halista leh. Hay’adda FOA ayaa sheegtay inneey fulisay mashruuc biya xireen ah waxa ayna sheegtay mashruucaas innuu ku baxay lacag gaareysa Hal milyan oo (Dollar One Million Dollar) balse waxa dhacay waa ammakaag iyo fajac wareer leh. FOA waxaa u taggay Kambaniyo (Companies) kuwaa oo u sheegay inneey yihiin Kambaniyaal qibrad leh kanna shaqeeya biya xireenadda waxa ayna u sheegeen inneey u baahanyihiin dhaqaalle sidaas darteed waa in si dhaqsi ah lacagta naloogu fasaxaa anaga ayaanna nagga taqaniin shaqa…
Mogadishu Halgan.online SIDEE AYUU DALKA KU GAARI KARAA DOORASHO QOF IYO COD ? 1. MIDNIMO IYO HESHIIS SIYAASADEED LOO DHANYAHAY: marka ugu horeyso darafyada siyaasadeed ee dalka kajira waa inuu jiraa jawi is fahan kudheehan taasoo isu soo dhaweynaysa aaraahda ashqaasta iyo deegaanada ay colaaduhu saameeyeen ee 33 sano jirsaday, iyadoo dhinacyada kala duwan ee bulshadu ay isu fidiyaan Cafis buuxa iyo uursami min Waqooyi ilaa Koonfur. 2. AMNIGA DALKA: Xoreynta Deegaanada iyo Bedqabka shacabka waa tiirka gundhigga u ah in dalka uu u xuubsiibto Doorasho 1Q1C, midaas oo katarjumeysa ama xaqiijinaysa siyaasadda amni ee suurtagelin karta in dalka…
Mogadishu Halgan.online “Dastuurkeenu waa inuu dhameystirmaa, anaa maqan iyo hebelaa maqan, hadaad maqan tahay Kaalay imow, cid miyaa kuu diidan, waliba waa lagu tuugtuugayaa, caqligaga la rabaa maskaxdada la rabaa waa lagu tanaasulayaa, soo fariiso hadaad soo fariisan weydo adiga shaqsiyan dadka waxaad rabtid ha u sheegin…”
Mogadishu Halgan.online Madaxweyne Ali Guudlaawe Hussein ayaa dib uggu laabtay Caasimadda Dowladda HirShabelle ee Jowhar kadib in muddo ah uu caasimadda Dalka Mogadishu u joogay howlo shaqo. Sidda muuqatay Madaxweyne Ali Guudlaawe Hussein waxa uu waqti ku bixiyay siddii Dalka loogga saarri lahaa Cadowga Umadda Soomaaliyeed ee Al-shabaab loonna gaari lahaa Hormar iyo iaku filbaansho waxa uunna in mudda ah waqti ku bixiyay isku soo dhaweynta Madaxda Maamul Goboledyada iyo madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud. Maanta waxaa si diirran loogu soo dhaweeyay madaxweyne Ali Guudlaawe Hussein Garoonka Diyaaradaha Mohamed Dheere ee Caasimada Dowladda Hirshabeelle ee Jowhar waxaanna qeyb ka ahaa…
Mogadishu Halgan.online Booliska Kenya ayaa toogasho ku dilay askari ka tirsan ciidanka kaydka Qaranka Kenya Falkan ayaa ka dhacay deegaanka Guticha ee Waqooyiga Mandheera. Meydka Mohamed Mohamed Abdullah oo caan ka ahaa deegaankaas ayaa sidda ay ku warantey majaladda The Star, waxaa la helay subaxnimadii Isniinta kadib toogashada. Dadka deegaanka oo ay soo xigatay Jariiradda afka dheer ee The Star ayaa shaaca ka dhigtay in dableyda ay marxuumka kaga daba-tageen gurigiisa oo ay ku toogteen 2-dii saq dhexe. “Waxay baxsadeen wax yar ka dib dhacdadii 29-kii May, booliisku waxay sheegeen in ay ka shakisan yihiin in lagu raad joogo,” ayay…
Deg Deg: Garoonka Garoowe oo laga hor istaagay inuu ka dhoofo Ergeyga Madaxweyne Xasan oo uu dhalay Faroole
Ergeyga u qaabilsan Madaxweyne Xasan Sheekh arrimaha Ganacsiga Khadar Faroole ayaa laga hor istaagay safar uu ugu soo ambabixi lahaa magaalada Muqdisho. Sida wararku sheegayaan, Khadar oo ku sugan garoonka Gen. Abshir Haamaan ee magaalada Garoowe ayaa lagu wargeliyay inuusan safri karin, maadaama uu qayb ka yahay afar xubnood oo dhaawan waaran soo qabasho ah loo jaray. Arrintan ayaa laga cabsi qabaa iney xiisad hor leh ka abuurto magaalada Garoowe oo mudooyinkanba xaalad kacsanaan ah laga dareemayay. Talaabadan ayaa kusoo beegmeysa xili maanta ay ciidamo ka tirsan Puntland xirteen wadooyinka qaar ee ku dhow aagga madaxtooyada,…
Mogadishu Halgan.online Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay go’aanadii ka soo baxay shirka golaha Wadatashiga Qaranka ee ahaa in dalku aado doorasho qof iyo cod ah. “Waxaan soo dhoweynaynaa mabaadiida guud ee lifaaqa heshiiska hoggaamiyeyaasha Golaha Wadatashiga Qaranka ay gaareen 27/5/2023, gaar ahaan arrimaha khuseeya doorashooyinka heer degmo, dowlad goboleed iyo heer federaal oo ay shacabku si toos ah u dooranayaan wakiilladooda, taas oo ah himilo muddo dheer shacabka Soomaaliyeed ay sugayeen in ay mar kale arkaan madax iyo wakiillo ay codkooda ku doorteen, oo ku salaysan nidaamka xisbiyada badan”. Ayuu yiri madaxweyne hore Farmaajo.
Muqdisho Halgan.online Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale uu u sameeyay Madaxda Golaha Wadatashi Qaran. Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ku yeeshay Shirkoodii 6aad ayaa ku heshiiyay dardargalinta howlgalada lagu ciribtirayo Khawaarijta iyo in dalka oo dhan ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah. Maalmaha soo aaddan waxaa raja weyn lagga qabbaa in si sax ah loo hirgeliyo Hishiiska Madaxda Qaranka ku gaareen Caasimadda Dalka ee Mogadishu
Mogadishu Halgan.online Doorashaddii Dalka Turkey-ga waxaa ku guuleystay Madaxweynaha hadda tallada dalka Turkey-ga gacanta ku haaya ee Erdogan. Dhamaan Islamka caallamka ayaa si weyn u soo dhaweeyay soo laabashada madaxweyne Erdogan waanna guul tariikhi ah. Marka la’eego shacabka Soomaaliyeed waxa ay ugga dhigantahay maalin weyn sidda larumeysanyahay shacabka Soomaaliyeed 96%waxa ay tageerro u haayaan madaxweyne Erdogan.
Wasiirka Cafimaadka dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdiraxman Khaliif ayaa maanta deeq daawo ah ka guddoomay wakilo ka socday Hey’ada IOM Mogadishu Halgan.online Xasan Axmed Barqadle oo ku hadlayay magaca Hey’ada IOM ayaa sheegay in dawadaas loogu Tallo galay in wax loogu qabto Bulshadda xilli laga cabsi qabo in cuduro ka dhashaan goobihi ay ka labteen biyaha. Wasiirka Cafimaadka dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdiraxman Khaliif ayaa u mahad celiyay Hey’ada IOM dadaalka ay wadaan iyo sidda ay ugu howlanyihin u adeegidda shacabka Hirshabelle.