Author: halganonline

Xulka qaranka England ayaa guul ka gaadhay xulka Malta kulan ka tirsanaa isreeb-reebka koobka Euro ee sanadka soo socda ka dhacaya dalka Jarmalka. Tababaraha xulka qaranka England, Gareth Southgate, ayaa fursad siiyay dhowr waji oo cusub si ay ula ciyaaraan seddexda libaax markii ugu horeysay. Cole Palmer oo garabka uga ciyaara kooxda chelsea ayaa ciyaaray kulankiisii ugu horeeyay ee xulka qaranka England. Palmer ayaa bedelay xiddiga Manchester United Marcus Rashford qeybtii labaad ee ciyaarta. Palmer ayaa noqonaya ciyaaryahankii seddexaad ee Chelsea u ciyaara xulka qaranka England intii uu tababare Southgate hogaaminayay kooxda. Shabakadda Tirakoobka Opta ayaa sheegtay in Chelsea ay…

Read More

Gareth Southgate ayaa si deg deg ah hoos ugu dhigay cabsida Erik ten Hag ka dib markii Marcus Rashford uu dhaawac ka soo gaaray kulankii England ay guusha ka gaareen Malta. Xiddiga Rashford ayaa badal kaga baxay qaybtii dambe ee ciyaarta kadib markii ay isku dheceen xiddiga ay siku xul yihiin. Rashford ayaa ku dhacay xiddiga ay isku xulka yihiin ee Trent Alexander-Arnold waxana lagu badalay xiddiga Cole Palmer. Tababaraha xulka qaranka England ayaa ka warbixiyay xaalada xiddig kadib markii ay dhamaatay ciyaartii Malta. “Waxaan filayaa in Rashford uu fiicanyahay”ayuu yidhi.

Read More

Waxa meel xiiso leh maraya tartanka is reeb-reebka tartanka Euro 2024 iyada oo ay xulalku haatan xaqiiqsanayaan boosaskooda wareega Group-yada. ilaa haatan xulal ayaa xaqiiqsaday booskooda waxana ay haatan sugayaan kaliya in la gaadho isku aadka wareega Group-yada tartanka. Xulka Germany ayaa isagu si toos ah ugu soo baxay tartanka maadama uu yahay dalka marti galinaya tartanka xagaaga soo socda. Xulalka Spain, Scotland iyo Turkey ayaa noqday xulalkii ugu dambeeyay ee u soo baxay tartanka kulamadii ay xalay ciyaareen. Portugal, France iyo Belguim ayaa iyagu horay ugu soo baxay tartanka todobaadkii hore kadib kulamadii ay badiyeen. Halkan Kaga Bogo Xulalka…

Read More

Weeraryahanka Brentford Ivan Toney ayaan go’aansan mustaqbalkiisa isagoo xiiso ka helaya kooxaha Arsenal iyo Chelsea, sida ay wararku sheegayaan. Toney ayaa Hada ku maqan ganaax kadib markii lagu helay dambi dhinaca khamaarka ciyaaraha ah. Laakiin waxaa lagu wadaa inuu garoomada ku soo laabto bisha January waxaana lala xiriirinayaa inuu u dhaqaaqi doono kooxaha waaweyn. 27-sano jirkaan ayaa xiiso ka helay kooxaha Arsenal iyo Chelsea, Gunners ayaana la rumeysan yahay inay ugu cad caddahay saxiixiisa, laakiin Toney ayaa ka walaacsan inay tahay aan ku haboonayn in uu ka tago Brentford. Ilo ku dhow Toney ayaa u sheegay The Sun: “Dad badan…

Read More

Somali Prime Minister Hamsa Abdi Barre, accompanied by the army chief and the minister of defence, inspected the military forces at the Hiil-Weyne military camp located on the road between Mogadishu and Bal’ad district in the Middle Shabelle region on Friday. Prime Minister Barre commended the Polizia militare forces for stabilizing the road connecting Mogadishu to Bal’ad, contributing to ensuring the security of the capital for a short period. “Today, Mogadishu’s security is on par with other capitals in the world, and the army has eliminated everything that posed a problem to the security and stability of the capital. I…

Read More

The first two wheat ships for Somalia and Burkina Faso have left Russia, Agriculture Minister Dmitry Patrushev said during a visit to the department’s stand at the Russia Exhibition and Forum. “The first two ships, 25 thousand tons each, in the direction of Somalia and Burkina Faso have already left Russian ports, we expect them to arrive at their destinations in late November – early December of this year,” he said. Ships with wheat for the CAR, Zimbabwe, Mali and Eritrea will be sent before the end of the year. Patrushev recalled that in total, up to 200 thousand tons…

Read More

The United Nations Population Fund (UNFPA), has urged Nigeria to emulate Somalia and create more rooms for women to participate in governance and decision-making. UNFPA Country Representative, Somalia, Niyi Ojuolape, who made this call after an interactive section between Somalia delegates, Civil Society Organisations (CSOs) and UN systems at the UN house in Abuja, wondered why Nigeria will produce only four women senators out of 109 seats. Disclosing that 14 women are currently occupying 14 out of 54 seats at the upper house in Somalia and 54 women out of 275 in Somalia House of Representatives, the country representative said…

Read More

•Ministers hope the 140-page policy document – published on Monday – can help restore Britain’s reputation as a development superpower after years of aid cuts. •A new £150m fund will help poorer countries get access to money faster in emergencies and reduce the impact of future climate crises. The UK government is to spend millions of pounds helping countries prepare for future humanitarian disasters in a radical shake-up of its development policy, the BBC has learned. A new £150m fund will help poorer countries get access to money faster in emergencies and reduce the impact of future climate crises. The…

Read More

The mayor of Mogadishu and the governor of Banaadir region, Yusuf Hussein Jim’ale, stated that power companies will be held accountable after a fire caused by electricity engulfed Hamarweyne market in Mogadishu on Friday night. The fire, which took many hours to extinguish, started in the Marwaz Mosque section and later spread to other parts, including the Gold and meat sections. Over a hundred shops and retail departments were burnt, with no reported human casualties. Bukhari, the owner of Xul Style shop, told local media that he lost about $50,000 in the fire. “Most people know Xul Style. We used…

Read More

Erling Haaland ayaa Manchester City u gacan galiyay cabsi wayn ka hor kulanka Liverpool todobaadka soo socda kadib markii uu jug soo gaadhay intii uu ku guda jiray waajibaadka qaran ee Norway. Weeraryahanka ayaa mar kale soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah waxana uu noqon doonaa xiddig muhiim u ah kooxda Pep Guardiola xilli ay ku marti galinayaan kooxda kula tartamaysa horyaalka Etihad Stadium sagaal maalmood gudahood, laakiin Haaland ayaa laga yaabaa in uu tartan u galo sidii uu uga soo kabsan lahaa. Weeraryahanka ayaa la soo galiyay qeybtii labaad ee ciyaar saaxiibtinimo oo Norway ay la yeelatay Jasiiradaha Faroe…

Read More