Author: halganonline

TUKWILA, Wash. — A large fire broke out at a Somali grocery store in Tukwila on Friday morning and escalated to a second alarm, meaning about 40 firefighters were on the scene, before it was extinguished. When firefighters arrived, they found a fire on the first and second floors of Sophiya Halal Mini Market located near Tukwila International Boulevard and South 146th Street. Nobody was in the building when firefighters arrived, Puget Sound Fire Public Information Officer Division Chief Pat Pawlak said. However, one person escaped the building before crews arrived. That individual suffered minor injuries and was taken to…

Read More

HELSINKI, Nov 24 (Reuters) – Russia must stop sending asylum seekers across its frontier into Finland in what amounts to a “hybrid attack”, Finnish Prime Minister Petteri Orpo said on Friday, after the Nordic nation temporarily shut all border passenger crossings bar one. More than 800 migrants from nations including Afghanistan, Kenya, Morocco, Pakistan, Somalia, Syria and Yemen have entered Finland via Russia in recent weeks, an increase from less than one per day previously, according to the Finnish Border Guard. Helsinki says Moscow is funnelling them to the border in retaliation for its decision to increase defence cooperation with…

Read More

Pirate activities have resumed off the coast of Somalia, several years after they were slowly starting to die down. Ships are advised not to go close to Somalian territorial waters due to the risk of being robbed by pirates or armed robbers. One such incident happened recently when an Iranian-flagged fishing ship called Almeraj 1 was hijacked by armed Somali clan militia off the coast of Eyl, an ancient port town in Somalia. They demanded $400,000 in ransom and threatened to use the vessel for more such hijackings if they were not given the money, per media reports. The hijackers…

Read More

Hundreds of people, including foreign nationals in Djibouti, participated in the African Peace March in solidarity with Palestinians in the Djiboutian city of Arta on Friday, Anadolu Agency reports. The peace rally was organised by Djibouti’s Sports Ministry. Turkish citizens and diplomats, including the Turkish Ambassador to Djibouti, Cenk Uraz, also participated in the peace march. As an embassy, ​​we participated in the African Peace March organised by the Ministry of Sports of Djibouti in Arta in solidarity with Palestine the Turkish Embassy in Djibouti said in a brief statement on X. The marchers were waving banners with peace slogans…

Read More

Soomaaliya waxaa ay si buuxda uga mid noqotay xubinnimada Urur Gobaleedka Bulshada Bariga Afrika, kadib codeyn loo qaaday. Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal xooggan ku bixisay sidii ay qeyb uga noqon laheyd EAC isla markaana ay uga faa’iideysato xoojinta baayac-mushtarka dalka, si ganacsatada Soomaaliyeed ay uga shaqeystaan dalalka xubnaha ka ah daladda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi culus oo ka socda dowladda Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Caruusha ee caasimada dalka Tansaaniya halkaasi oo lagu go’aamiyay ka mid noqoshada Soomaaliya ee Ururkaan. Hadaba Soomaaliya oo qeyb ka noqotay East Afrika Community, EAC maxaa faa’iido ah ugu…

Read More

Tartanka is reeb-reebka Euro 2024 ayaa maraya meel xiiso leh oo gaba-gabo ah iyada oo xiddigo badan wacdaro dhigeen. Xiddiga xulka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa hogaaminaya gool dhalinta tartanka Euro 2024. Waxa uu Ronaldo la goolal yahay xiddiga Xulka Belguim ee Romelu Lukaku kaas oo dhaliyay 10 gool. Ronaldo ayaa 8 kulan u ciyaaray xulkiisa Portugal waxana uu dhaliyay 10 gool halka uu Romelu Lukaku dhaliyay 6 kulan 10 gool. Waxa ku xiga xiddiga xulka England ee Harry Kane oo dhaliyay 7 gool kadib 8 kulan oo uu ciyaaray is reeb-reebka. Hala Kaga Bogo tartanka gool dhalinta is reeb-reebka…

Read More

Xulka qaranka France ayaa rikoodh waali ah ka dhigay kubada cagta kadib markii ay guul weyn ka gaadheen xulka Gilbratar. Kulan ka tirsanaa is reeb-reebka koobka Euro 2024 kulan ka dhacay dalka France waxana uu xulka France gaadhay guul weyn. Xulka France ayaa guul weyn oo 14 gool ah ka gaadhay xulka Gilbratar waana rikoodh taariikhi ah oo ay adagtahay in ay dhacdo. Xiddiga Mbappe ayaa ahaa xiddiga ciyaarta waxana uu dhaliyay saddex gool Halka xiddiga Kingsley Coman dhaliyay 2 gool. Sidoo kale xididga Olivier Giroud ayaa dhaliyay 2 gool dhaliyay waxana uu xulkiisa u hogaamiyay guul taariikhi ah.

Read More

Kadib suuqii xagaaga ee cajiibka ahaa kooxaha reer yurub ayaa il gaar ah ku haya horyaalka sucuudiga. Xitaa tartamada yurub ayaa doonaya in ay tartamadooda ku marti qaadaan xiddigaha ka ciyaara horyaalka sucuudiga. Arinta xiisaha leh ayaa ah in Ronaldo uu si lama filaan ah ugu soo laaban kara tartanka uu ugu goolasha badan yahay. Sida laga soo xigtay saxafiga  AlHarbi44,UEFA ayaa ka fikiraysa in Ronaldo iyo Al-Nassr ay ku casuumaan tartanka Champions League 2024/2025. Sababta ka danbeysa soo jeedintan ayaa la sheegay in ay salka ku hayso in horyaalka sucuudiga uu ka mid yahay horyaalada ugu caansan isla markaas…

Read More

Kooxda Arsenal ayay wali hal ama 3 xiddig ka dhiman yihiin si ay ugu guulaysato horyaalka premier League. Inkasta oo ay lacag badan galisay suuqa xagaagii hadana waxa ay hal dhibic ka dambaysaa hogaamiyayaasha horyaalka Man City. Kooxda Arsenal ayaa la soo saxiixatay xiddigaha Declan Rice, Jurrien Timber, & Kai Havertz kuwaas oo ka dhigay koox ka xoogan sidii xilli ciyaareedkii hore. Laakiin Arsenal ayaa wali u baahan ugu yaraan hal ama 3 xiddig si ay ugu guulaystaan horyaalka sida uu qabo Supercomputer. Supercomputer ayaa sheegay in ay Arsenal u baahantahay xiddig daafaca bidix ah, xiddig khadka dhexe ah iyo…

Read More

Horyaalka premier League ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo kooxo badan qaab ciyaareed fiican soo bandhigeen. Xiddigo badan ayaa is muujiyay qaab ciyaareedkooda cajiibka ah waxana ay wacdaro ka dhigeen tartanka premier League. Inkasta oo wali lagu jiro bilowgii xilli ciyaareedka lana ciyaaray kaliya 12 kulan hadana waxa la soo saaray shaxda ugu fiican. Shabakada Score 90 ayaa soo saartay shax ay ka samaysay xiddigaha wacdaraha ka dhigaya horyaalka premier Legaue ilaa haatan xilli ciyaareedka. Kooxda Tottenham ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 4 xiddig kadib sida cajiibka ah ee ay ku bilowdeen. Kooxaha…

Read More